Posts

Cafiif Abdi

Yaa ku jira qoyska boqortooyada UK, boqorkase maxay tahay shaqadiisa?

Image
  Yaa ku jira qoyska boqortooyada UK, boqorkase maxay tahay shaqadiisa? Boqor Charles III ayaa xilka kala wareegay hooyadii, boqorod Elizabeth II, ka dib markii ay geeriyootay iyadoo 96 sano jir ah Khamiistii. Mar sii horreysay sannadkan boqoradda ayaa u dabbaaldegtay 70 sano guuradii ka soo wareegatay markii ay xilka la wareegtay, markaas oo ay noqotay boqoraddii ugu muddada dheereyd. Maxaa dhacaya hadda? Markii ay boqoradda dhimatay waxaa markiiba xilka la wareegay dhaxal sugaha, Charles oo ah curadkeeda. Waxaa la rajeynayaa in Charles si rasmi ah loo caleema saari doono Sabtida. Xafladda waxa ay ka dhici doontaa Qasriga St James's ee magaalada London. Halkey ku nool yihiin qoyska boqortooyada? Boqor Charles iyo xaaskiisa ayaa la filayaa in ay u wareegaan qasriga Buckingham Palace. Markii hore waxaa ay ku noolaayeen guriga Clarence iyo Highgrove ee Gloucestershire. Dhaxal suge William iyo marwadiisa Catherine ayaa dhawaan kasoo wareegay qasriga Kensington ee galbeedka London si a

QAABKA LOO AASI DOONA BOQARADA INGIRIISKA ELIZABETH

Image
QAABKA LOO AASI DOONA  BOQORAD ELIZABETH    Boqorad Elizabeth II ayaa geeriyootay, iyadoo ahayd boqoradda ugu mudada dheer ee soo xukuntay Brtitain. Waxa ay ku geeriyootay qasriga Balmoral ee Scotland. Maalmaha soo socda, waxaa lagu hawlanaan doonaa tacsideeda iyo aaska qaran ee loo dhigi doono Naxashka Boqoradda Marka naxashka Boqoradda la geeyo London, waxaa muddo afar maalmood ah uu yaalli doonaa hool ku yaalla Westminster, halkaas oo ay ku eegi karaan dadweynaha. Hoolka ayaa ku yaalla qeybta ugu qadiimsan ee qasriga Westminster, oo muhiim u ah xukuumadda Britain. Sanadkii 2002, naxashka Boqoradda hooyadeed oo xilligaa geeriyootay ayaa la dhigay hoolka, waxaana booqday in ka badan 200,000 oo qof. Naxashka Boqoradda ayaa la saari doonaa dhismo taag ah oo loo yaqaan catafalque, halkaas oo ay ilaalin doonaan askar ka tirsan ilaalada boqortooyada. Naxashka ayaa marka hore laga soo qaadi doonaa qasriga Buckingham, waxaana gaadiid tartiib u socda oo ay la socdaan milateriga iyo xubno ka t

WAA MAXAY INTERNET

Image
WAA MAXAY INTERNET  Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaan wararka, cilmiga, ganacsiga iwm. Internetka waxa uu ka kooban yahay Shabakadda Kumbuyuutarrada (Computer Network). Kuwaasoo xogta (Data) isku dhaafsadda habka loo yaqaan internet protocol. Wuxuuna ka kooban yahey malyuunaad shabakkadood (Network) sida:- kuwa jaamacaddaha, ganacsiyada, dowladaha, shirkadaha. Kuwaas oo si wadajir ah isku dhaafsada xog kala duwan oo noocwalba leh sida sawiradda, muqaalada, codadka, iyo qoraaladda. Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection (inter) network (net), oo loo soo gaabiyey internet.   ISTICMAALKA TOGAN EE ENTERNET KA Shaki kuma jiro in internetku uu nolosheena ka dhigay mid sahlan oo ka habboon sidii ay dadkii hore u noolayeen. Waxaan u isticmaali karnaa internet ka si aan ula xidhiidhno/xiriirno dadka adduunka ku nool, ganacsi ku sameysanno annaga oo adeegsaneyna internetka, saaxiibo cusub sameysanna isla markaana aan ku barano aqoon iyo dhaqamo kala du

waa maxey Internetka Madow(Dark Web)

Image
Maxuu yahay Internetka Madow(Dark Web)! Sidee loo isticmaalaa! markaan ka hadleyno internet, kaliya waxaan ka isticmaalnaa shaqadiisa 13% ama ka yar halka inta dhiman ay tahay Internet ka Modow Dark Web ama Deep Web sida loo yaqaano. Dark Web waa Meesha lagu kala gato sirta dunida waxaanna u naqaana “Suuqa madow ee internet ka”. Waxaa ka mid ah daroogoyinka, jirka bani aadamka, sirar culus oo xukuumadaha quseeyo, hub noocuu doono ha noqdo iwm. Markasta waxaa daba jooga FBI da iyo ururadda sirdoonka ee dunidda. Website yadaas markasta waxey la kulmaan dhicid ama in la damiyo asagoo dhan. Haddaba sidee loo isticmaalaa Internet ka madow? N.B: Masuul kama noqon doono waxaad sameyso, kaliya waa cashar aqoon ahaan aan usoo jeediyay! Maadama uu yahay halis isticmaalkiisa waxaa laga mamnuucay in lagu isticmaalo Chrome browser, Internet Explorer, Edge, Firefox iwm oo browsers ah. Kaliya waxaa lagu isticmaali karaa Tor Browser Maxuu yahay Tor browser maxuuse uga duwan yahay browsers ka kale? Tor

What are the 5 Ways to Make Money Online in 2022

Image
5 Ways to Make Money Online in 2022 There are many ways to make money online in 2022. You can start a blog and promote your content online.  You can also sell products online.  You can also start a business online.  So how do you plan in 2022 to earn money online?  Let's begin… In this article, I will tell you 5 ways to earn money online by working from home. What are the 5 Ways to Make Money Online in 2022? 1 Create a website The website is where you need to submit an article and it will be a place in the future without doing any work and you can make money from it. All this is ready for you to do as you want and the best thing is that it takes no time and it is prepared for you. To create a website if you follow these steps that will allow you to start your own website, this is is a path you can take on your online career journey that will lead you to self-sufficiency,Most of the people do not know that online can be a job but they believe that the jobs they have always seen are